Raysal Wasaare Khayre Oo Illaahay Halleelsiiyay Erayadii Ugu Habboonnaa ee Siyaasi Soomaaliyeed Ku Hadlo (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Baryahaan waxaab P/O ku daabacnaa in ay Soomaali saacad kasta illaahay uga mahadnaqaan nimcooyinka illaahay sida goonidaa u siiyay, waana erayada uu ku hadlay Raysal wasaare Khayre oo uu illaahay talo saartay Maansha-Allaah.

Arrinka labbaad ee ugu muhiimsan waa muhiimadda ay leedahay in siyaasigu dhegeysto talooyinka shacabka masiirkooda ku aaminay, oo uu markasta siyaasigu ku shaqeeyo rabitaanka shacabka, waana erayada illaahay waafajiyay Raysalwaare Khayre.
Hoos ka daawo.