Raysal wasaarihii Djibouti Dilayte Maxamed Dilayte oo is casilay Dhagayso warbixinta arinkaas

Filed under: Wararka |

Baryahaan ayaa waxaa ka jiray Djibouti khalkhal siyaasaadeed kadib markii Kooxda Ismaaciil Geele ay Doorashadii Baarlamaanka ku shubteen.

Waxaa is casilay Raysal wasaarihii dalka waxaana uu mUdane Geele sidii Afrika lagu yiqiin isku shaandhaynayaa Golihii wasiirada si shacabka loo marin habaabiyo Qabiiladda mucaaradda iyo dhibka keeni karana Wasiiro cusub loo siiyo

Talow afrika goormay fahmi doonaa macaanka iyo sharafta Cadaalad dadkaaga loo horseedo

halkaan ka dhagayso warbixinta

[audio:http://realaudio.rferl.org/voa/SO/manual/2013/03/31/fe39e2fe-c630-4bea-b1c6-131e237e9024.mp3]