Raysalwasaare Cabdi Wali iyo Dr Baadiyow oo Qardho soo dhawayntooda aan loo kala harin (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Raysalwasaare Cabdiwali Sheekh iyo Dr Baadiyow ayaa ah laba nin oo culus oo daacada oo raba in Soomaaliya dib midnimadeedii loosoo cesho waxaana la rajaynayaa in ay noqdaan Madaxwaynaha 2016 ku guulaysan doonna.

Daawo