Roob kii Gu’ga oo kabilowday Degmada Xarfo iyo Deegaano katirsan

Filed under: Wararka |

Degmada xarfo iyo deegaaano katirsan ayaa Eebe ku shubay raxmadiisii gu’ga  oo in badan lasugayay ayadoo deegaanadaasna laga dareemayay saamayntii jiilaalka, ayadoo markii hadda lahelay roobabkaan bilowday ay dadbadan oo hayaan ahaa ay nagaadeen kuna nasteen gu’ga ku hooray hareeraha degmada xarfo iyo deegaanada katirsan degmada.