Salaad Cali Jeelle oo beesha Caalamka ugu baaqay in aynan taageerin 4.5 haddii kale kacdoon baa dhalanaya (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Ninka Soomaalida ugu daacadsan Mudane Siyaasi Salaad Cali Jeelle ayaa aad uga horyimid in aan lagu degdegin oo la taageerin fikir ay dhawr shakhsi wataan oo aynan Soomaali u dhamayn.

Salaad ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay in aynan Soomaalida kacdoon u horseedin