Salaad Cali Jeelle Oo La waydiiyay Xisbiyada Hadda Jira Dhammaantood Waa Kuwo Shaqsi laabtoobkiis Ku Jirra, Muxuuse Uga Jawaabay

Filed under: Important News,Wararka |

vote

Soomaalidii baa khadyaan ka tagaan waxa la yiraahdo ONE MAN SHOW OF GOVERNANCE, AMA WIXII UMADDU WADA LAHAYD OO HAL QOF IYO KooXDIISA AY SHANDAD GASHANAYAAN SIDII AY IYAGU LEEYIHIIN.
BAL FIIRI MADAXDA MAAMUL GOBALEEDYADA, MAAMUL GOBALEED KASTA WAXAA YEELANAYA NINKA MADAXWAYNAHA KA NOQDA, WAAYO SOOMAALIDA AYAAN LA BARIN MASUULIYAD WADAREED IYO ISLA XISAABTAN IYO KALA SAARID WAXA AAD LEEDAHAY IYO WAXA UMADDU WADA LEEDAHAY.
War madaxwaynaha ka leexo, wasiirka ka leexo, ha dhaqdhaqaaqin waa dable xoogga.