Salaadiinta Arab: Madaxwayne Siilaanyo waa Madaxwaynihii koobaad ee qaaradda Africa oo yiri Musharax ma ihi isagoo tartami karay (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Bil Xaqiiqiyan Siilaanyo in lowgu hambalyeeyo ayuu mudan yahay sida uu u tanaasulay, waayo Qaaradan Madaw waxa wanaagsan waa isaga daydaan.

HADDA GAYIGA SOOMAALIDA WAXAA FAAN NOQOTAY MADAXWAYNE KURSIGA AAN ISKU DHAJIN, LAAKIIN SIILAANYO wuxuu kuwii hore oo dhan kaga duwan yahay isagoo isa soo sharixi kara ayuu tanasulay, waana ninkii koobaad ee Soomaaliya Tanaasula.