Shacabka reer puntland ee dalka switzerland hamablyo iyo bogaadin u diray dhamaan xildhibaanada la doortay ee shanta sano ee soo socoto ee Puntland.

Filed under: Wararka |

abdirisaaq-axmed

Shacabka reer puntland ee dalka switzerland hamablyo iyo bogaadin u diray dhamaan xildhibaanada la doortay ee shanta sano ee soo socoto ee Puntland.
Muran dheer oo muddo qaatay ayay Puntland ku guulaysatay in la soo bandhigo xubnaha 66da ah ee noqon doona Paarlamaanka Puntland kuswaas oo looga fadhiyo inay dhawaan soo doortaan gudoonka Paarlamaanka, kuxigeenkiisa Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweyne kuxigeenka.

Waxaan Mahad u celinaynaa Isimadda Puntland ee dadaalka ku bixiyey inay soo xulaan Mudanayaasha Baarlamaanka, gudiga xalinta khilaafaadka, dowladda iyo musharaxiinta oo dadaalka iyo dulqaadba u galayn xulitaanka Xildhibaanadda

Ugu danbeyntii shacabka reer puntland swisska ayaa fariin u dirayaan xildhibaanadda Puntland ee cusub waxay muujiyeen sida ay u doonayaan in dalka ay ka dhacdo doorasho xalaal oo lagu kalsoonaan karo waxaana ku baaqaynaa dhamaan dad waynaha reer puntland inay ilaashaan amniga qofwalba reer puntland ah inuu masuul kasaaranyahay amniga puntland.

Waxaa soo gudbinaynaa tahniyadan shacabkan hoos kuxusun.

Abdirizak ahmed hasssn (dhalo )

Raage nuur Hassan

Halima cowke

Daahir caydarus

Abdikadir abdirahman canadir

Yasmiin saciid cartan

Keysar saciid cartan

Abdirizak dimcad

Abdulahi guled cade

Husien hassan jarmal

Mohamed ismail

Abdi keysi

Farxiyo Khaliif

Seynab ali nuur

Sulieman Mohamed Haaji

Caasha saciid Husien

Ali farah

Mohamed abdirishid alore

Posted : by abdirizak ahmed hassan