Shakhsiga Puntlandobserver U Dooratay 2017-2018 Waa Farmaajo -Sababta aan U Dooranay (Fallanqayn)

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Warbaahinta Puntlandobserver waxaan awoodda ugu ballaaran saarnaa kobcinta maamulwanaagga.
Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Waa Shakhsigii ugu horeeyay ee Madaxwayne Soomaaliya ka noqda oo sanadkii koobbaad ka codsaday Soomaalida in uunan doorashada soo socota isku soo taagayn xukunka ee hadda lagala shaqeeyo sidii aan maamul taabaqaaday ku dhisan lahayn, ugana sii wada shaqayn lahayn maamul taabaqaada oo jiilkeena danbe ay u aayaan, waa eray mug wayn iyo tanaasul qiima baddan.

Arrinkaas iyo arrimo badan iyo khudbadihiisa daacadnimada ka muuqata markaan xeerinay, waxaan u dooranay shakhsiga sanadka 2017-2018.
shakhsiga Puntlandobserver 2017-2018 Farmaajo