Shiikh Idiris: Reer Gaalkacyo ha ogaadeen in uu Rasuulku yiri Labadii ruux ee islaama ee is dagaala ee dhiig daadiya in labaduba cadaabta ku waarayaan (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Shiikh Idiris: Reer Gaalkacyo ha ogaadeen in uu Rasuulku yiri Labadii ruux ee islaama ee is dagaala ee dhiig daadiya in labaduba cadaabta ku waarayaan.

Shiikh Idiris ayaa sheegay in dagaal dhib mooyee aannu wax wanaaga soo kordhinayn.

Ha ogaadeen masuuliyiinta, in ay masuuliyad mugwayn saarantahay.

Daawo shiikha ugu daacadsan wadaada Soomaalida oo aad uga gubtay shacabka waxa aan micaha lahayn isku dilaya.

Sheekh Idiris (Shame On you) oo wacdaro ka dhigay doodda Fagaaraha 18aad oo cadeeyay in aynan Soomaaliya Dawlad ka jirin(Daawo)

Sheekh Maxamed Idris Khudbadiisi Muxuu Kayiri – MD Ismaacil Cumar Geelle – Shame on You Somalis