Shiikh Mustafe: Muhiimadda Ku Shukriga Alle, Tasbiixda kusoo Aroortay Quraanka (Daawo)

Filed under: Aqoon-kororsi,Important News,Taqwada,Wararka |

In markasta iyo saacadkasta Illaahay lagu shukriyo, wax ka wanaagsan ma jirraan.
Waayo bini aadam daciif waxwalbooy is moodaan bal koob biyo ah, ama in yar oo hawo ah, ama in yar oo ciida ha sameeyaan, waa 3da shay ee noolaha ugu wanaagsan.

Marka sow xaqiiq ma ahan in illaahay koomkan leeyahay, oo ay tahay in waxwalba ama qadar kasta oo dhacda markasta in dhanka eebe laga eego.
Hadaba sh Mustafe illaahay khayr hasiiyo ayaa si wanaagsan u dul istaagay Tasbiixda kusoo Aroortay Quraanka hoos ka daawo.