Shiikh Reer Borama Ah, Oo Sheegay SNM Inta Ay Reer Borama Ka Xasuuqday Iyo Int Ay Xukuumaddii Siyaad Barre Reer Hargaysa Ka Suuqday In Ay Tan Borame Badantahay (Daawo)

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Wararka |

Shiikhan ayaa sheegay 3 sano kahor arrimo cajiiba.
Shiikhu wuxuu sheegay horta qolada SNM markasta inta loo gaystay un bay sheegaan laakiin inta ay gaysteen ma sheegaan oo ay ugu wayntahay in jamhadihii burburiyeen qarankii Soomaaliyeed ee dhamaa.

Shiikha ayaa sheegay in Qaran Soomaaliyeed oo dib loo helo uu noo jirro cirku intuu noojirro.
Waxaase ugu cajiibsan sida shiikhaan 3 sano ka hor u sheegay sida ay carabuhu ula daririraan in aan qaran helayno.
Hadda 3 sano kadib unbay Soomaalidu la yaabeen dalalka carabta gaar ahaan kuwa lacagta leh sida ay qaran-nimadayada ula dagaalammaan.

Shiikhu wuxuu kaloo sheegay in ay goor aan fogayn ay Oromo boorama la wareeggin.
Bal daawo.