Shirkadaha Maafiyadaa ee Dhaca Dalalka Soo Koraya Sida Looga Gaashaamankaro

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaaliya oo aan lahayn hay’do dawladeed (institutions) ayaa waxaad mooddaa in ay hadda ka faa-iidaysanayaan shirkado Maafiyo ah oo kaliya heshiisyo qarsoodiya la galaya madaxda dalka.

Waxaana loo baahanyahay shirkadaha dalka maalgashiga ku samaynaya in ay sugaan inta laga yagleelayo hay’ado dawladeed oo si wanaagsan loo hirgalliyay.

Mida kale waxaad arkaysaa Hal-shirkad oo la leeyahay waxaa loo xiray baaritaanka Batroolka Soomaaliya oo dhan , taasina waa xaaraan.

Dalka yar ee kurdistan imisa shirkadood ayaa ka qaatay kuntaraadaha shidaalka halkaan ka eeg.

Ninkii isagoo madaxwayne ama wasiir sheeganaya kaligiis heshiis lasoo gala shirkad Maafiya ah, ha ogaado in aan laga yeeli doonin.

 

List of International Oil Companies in Iraqi Kurdistan