Shirkadaha Shidaalka Somaliland ka baara oo noqday kuwa Kurdistan Shidaalka ka soo saara oo London Xaruntoodu tahay (Warbixin)

Filed under: Wararka |

Shirkadaha Batroolka Qoda ee Genel oo ay Turkishku leeyihiin xxarunna kuleh London, iyo Shiradda kale ee DNO oo iyana laga leeyahay Norway Xarunna ku leh London ayaa baaritaan aan samaynay kaddib noqday Shirkdaha ugu waawayn ee Batroolka ka qoda Kurdistaan.

Dalka Kurdistan iyo Somaliya ayaa meelo baddan iska shabaha, Sida kurdistan oo loo kala qaybshay 5 dal xiligii Gumaystaha, Sidaa si le’eg ayaa Soomaalidana 5 dal loo kala qaybshay.

Kurdistanta ayaa hadda waxaa ay hoostagtaa Xukuumadda Baqdaad kaliya ka talisa ee ay xarakadadda mayalka adag ee Isis uu dagaal ba’ani ka dhexeeyo.

Sidoo kalena Maamuladda Soomaaliya kajira sida Puntland, Somaliland iyo Jubbaland ayaa Hoostaga Xukuumadda Muqdisho kaliya katalisa isla markaasna ku andacoota in ay xukumaan Soomaaliyoo dhan ee Alshabaab la dagaalanto.

Kurdistan ayaa waxaa dhex Ceegaaga batrool kor u dhaafay Illaa 40 Billion oo fuusto, halka uu muran xoogan ka dhextaaganyahay Kurdistan iyo Xukuumadda baqdaad maadaama aan Kurdistan aduunka laga aqoonsan.

Hadaba waxaa Cajiib noqotay Shirkadihii ka howlgalayay Kurdistan oo noqday kuwa waayadaan danbe Soomaaliland Shidaalka ka baara sida labada shirkadood ee Genel iyo DNO oo labaduba London xuruntoodu tahay.

Halkaan ka eeg 2 casho kahor Shirkadaha Genel iyo DNO oo shaqaalahoodii kala Baxay Kurdistaan kadib markii ay ka baqeen carqalad uga timaada Kooxda Isis


Halkaan ka eeg sida ay ukala baaxad waynyihiin shirkadaha batroolka ee Kurdistaan ka howlgala
Listing the companies by activity:

1)Exxon Mobil
2)Chevron
3)Total
4)5)Genel Energy
DNO
Gulf KEYSTONE Petroleum LTD.
OMV
DNO
HESS
Oryx Petroleum
Repsol
Dana Gas
Marathon Oil CORPORATION
Gazprom Neft
MOL Group
Hunt Oil Middle East Limited
Oil Search (Iraq) Limited
Talisman Energy
Viking International
AFREN
HKN Energy
Western Zagros