Shirkadda Air Arabia Ee laga Leeyahay Imaaraadka oo Duulimaadyo Ka Billowday Somaliland

Filed under: Important News,Wararka |

Iyadoo ay horay Duulimaadyo uga samay jirtay Somaliland shirkadda diyaaradaha ee Air Dubai ee laga leeyahay Imaaraadka ayaa hadana waxaa dulimaadyo Somaliland ka billaabay shirkadda diyaaradaha ee Air Arabia.

labadan shirkadood ayaa ah shirkado aduunka oo dhan isaga goosha

Halkaan ka eeg dalalka ay tagto shirkadda Air Arabia
Air Arabia destinations