Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo arrimo muhim ah looga hadlay sida Dekadda Boosaaso oo la ballaarinayo, hay-ad cusub ladagaalanka Musuqmaasuqa iyo arrimo Muhiim ah (Warbixin)

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Wararka |

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo arrimo muhim ah looga hadlay sida Dekadda Boosaaso oo ka ballaarinayo, hay-ad cusub ladagaalanka Musuqmaasuqa iyo arrimo Muhiim ah (Warbixin).
Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Safarkii Madaxweynaha ee Ethiopia, Xaaladda Nabad gelyada guud ee dalka, Kastamka Cusub ee Galdogob, Hay’ada astaynta maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqa.
WARMURTIYEED-gaas