Shirkii Golaha Wasiirrada PL oo looga hadlay udiyaargarawga shirweynaha arrimaha federaalka

Filed under: Wararka |

Golaha Wasiirrada ee Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah magaalada Garowe ku yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa. Qodobada todobaadkan Goluhu ka doodey waxaa kamid ah: xaaladda ammaanka iyo u-diyaar garowga shirweynaha arrimaha federaalka.

DTKEtqc6