Home » Entries posted by Runbadane libaax
Entries posted by king

Jaaliyada Puntland ee dalka Finland oo tacsi tiiraanyo leh udireysa qoyskii uu ka geeriyooday Abukato Maxamed Aweys Afrax

Taariiqda Guud ee Abukato Maxamed Aweys Afrax: 1937-2015 Marxuumka oo ku geeriyooday caasimada dalka Finland ee Helsinki taariikhdu markey ahayd 25/9/2015 Dr Abukaato Maxmed Aweys Afrax wuxuu dhashay sanadka 1937 wuxuu ku dhashay Muqdisho , waxuu Dugsi Sare iyo Dhexe kaga soo baxay Qaahira Dalka Masar -Kadib waxuu Wax barashadiisa Jaamacadeed ku qaatay Jaamacada University […]

DHAGEYSO:-Dood Looga Hadlayay Federaalka, M/Goboleedyada iyo Puntland, Waxaa Ka Qeyb Galay Siyaasiinta Kala Ah Cabdiwali Gurey, Cabdi-Daahir Yeey iyo Cabdiraxmaan Gablax!

Comments Off on DHAGEYSO:-Dood Looga Hadlayay Federaalka, M/Goboleedyada iyo Puntland, Waxaa Ka Qeyb Galay Siyaasiinta Kala Ah Cabdiwali Gurey, Cabdi-Daahir Yeey iyo Cabdiraxmaan Gablax!

Xili 1 sano oo qura ay ka harsantahay waqtiga loo balansayahay in Soomaaliya, ay ka dhacdo Doorasho xor ah ayaa waxaa soo ifbaxeyso dadaal la’aan dhanka dowlada ah. Waxaa xoogeystay muranka ka dhex jira Maamul Goboleedyada qaar sida Puntland iyo Dowlada taasi oo k timid dhismaha Maamulka Gal-mudug . Sidoo kale waxaa uu xiligaan khilaaf […]

Continue reading …

Dallada qurbajoogta Puntland ee Finland oo hambalyo udirtay agaasimaha guud ee Qurbajoogta Puntland

Comments Off on Dallada qurbajoogta Puntland ee Finland oo hambalyo udirtay agaasimaha guud ee Qurbajoogta Puntland

Dallada ururrada Puntland ee Finland (DUPF) ayaa soo dhaweysay agaasimaha guud ee qurbajoogta Puntland Omar Shire Mohamed oo ay dhawaan xilkaas umagacawday xukuumada Puntlad si loo adkeeyo isku xirka Qurbajoogta reer Puntland, sidoo kale sidii loo horumarin lahaa kaalinta Qurbajoogta iyo sidey uga qeybqaadan lahaayeen horumarka iyo dib udhiska deegaanka Puntland. Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. […]

Continue reading …

Jubbaland Ha Caga Dhigato [WQ: Xildhibaan Maxamed Cali Yusuf]

Comments Off on Jubbaland Ha Caga Dhigato [WQ: Xildhibaan Maxamed Cali Yusuf]

Jubbaland waa magac ay bixiyeen shisheeyihii reer Yurub ee daneynayay degaanka Soomaalida muddo qarni iyo bar horteed ah. Magacu wuxuu ka soo jeedaa webiga ugu biyaha badan Soomaaliya ee Jubba, kaas oo dhulka kaga aaddan dhanka koonfur-galbeed. waa degaan ka kooban saddex gobol oo aan muran ku jirin (Gedo, Jubada-dhexe iyo Jubada-hoose). Waa degaan qiima […]

Continue reading …

Dallada Qurbajoogta Finland oo hambalyo udirtay gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari

Comments Off on Dallada Qurbajoogta Finland oo hambalyo udirtay gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari

Dallada ururrada Puntland ee Finland (DUPF) ayaa hambalyo udirtay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari Dr Yuusuf Maxamed Waceys Dhado oo asbuucii hore xilka kala wareegay gudoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan. “Waxaan uhambalyeyneynaa gudoomiyaha cusub xilka culus ee loo magacaabay, waxaan urajeyneynaa inuu xilkaas Ilaahay la garab galo oo si xilkasnimo iyo waayo […]

Continue reading …

Jaamacadda Carabta oo ka hadashay xaalada qaxootiga Yemen ee soo gaaraya Soomaaliya

Comments Off on Jaamacadda Carabta oo ka hadashay xaalada qaxootiga Yemen ee soo gaaraya Soomaaliya

Xoghayaha Jaamacadda Carabta Nabiil Al Carabi ayaa baaqaan diray kadib kulan ay wada qaateen safiirka Soomaaliya ee Magaalada Qaahira Cabdullahi Xassan Jaamaca Maalintii Khamiistii ee shalay, kulankaas oo looga hadlay xaaladda Qaxootiga Yemen. Labada Mas’uul ayaa isla meel dhigay muhiimada ay leedahay in gargaarkaan la gaarsiiyo Somaliland iyo Puntland oo ah halka ugu badan oo […]

Continue reading …

Dallada ururrada Puntland ee Finland oo arrima badan oo hormarin kaga dooday shirkooda billaha ahaa

Comments Off on Dallada ururrada Puntland ee Finland oo arrima badan oo hormarin kaga dooday shirkooda billaha ahaa

Dallada ururrada Puntland ee wadanka Finland ayaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 31/5/2015 iskugu yimid shirkoodii billaha ahaa Waxaana shirkaas lagu qabtay Hoteelka weyn SCANDIC ee bartamaha Helsinki shirkaasoo lagaga wada arinsaday wixii Jaaliyada u qabsoomay mudadii lasoo dhaafay. Shirka waxaa furay Gudoomiyaha dallada Qurba-joogta Puntland ee Finland (DUPF) Mudane Cabdiqani Axmed Ducaale ayaa ajendaha […]

Continue reading …

Briefing to the AU Peace & Security Council by UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay

Comments Off on Briefing to the AU Peace & Security Council by UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay

Briefing to the AU Peace & Security Council by UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay [AS DELIVERED] Addis Ababa, 18 May 2015 – Excellency, Thank you for this opportunity to brief the Peace and Security Council on Somalia. I am glad to be doing so with my friend and colleague, Ambassador Maman Sidikou. Tomorrow […]

Continue reading …

Vilnius: Xubno Ka Socda Dallada Puntland ee Finland oo uu usoo gabagabooyay shir caalami ah (Sawiro)

Comments Off on Vilnius: Xubno Ka Socda Dallada Puntland ee Finland oo uu usoo gabagabooyay shir caalami ah (Sawiro)

Xubno ka socda dallada ururada Puntland ee Finland ayaa soo gabagabeeyay shir ay kaga qeybgaleen caasimada dalka ee Lithuania. Shirkaas oo diirada lagu saarayay ka hortaga dhibaatooyinka tahriibta, isdhexgalka iyo xiriirka ururada soo galootiga ee qaarada Yurub. Gabagabadii ayaa waxaa shirka soo xiray safiirka dalka Ireland ee Lithuania. Waxaana shirka kasoo baxay war murtiyeed lagu […]

Continue reading …

Dallada Puntland ee Finland oo Ka Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Dhibaatada Tahriibka?

Comments Off on Dallada Puntland ee Finland oo Ka Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Dhibaatada Tahriibka?

Vilnius: Ururada qurba-joogta Afrika ayaa la isagu yeeray magaalada Vilnius ee waddanka Lithuania,kuwaaso ka doodaya sida loo yareen karo dhibaatada dhallinyarada kumanaanka gaaraysa ee sanad walba safarka dhibka badan u soo maraya Yurub. Dallada ay ku midooben ururada qurba-joogta Puntland ee dalka Finland ayaa waxaa shirka kaga qayb-galaya 4 xubnood oo uu hogaaminaayo xoghayaha dallada […]

Continue reading …
Page 1 of 6123Next ›Last »