Siciid Dheere Taliyaha Ciidanka Puntland: Waan is casilayaa haddii aan Ciidanka Mushaaroodkooda la siin (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Taliyaha Ciidama Daraawiishta Puntland Maxamed Xirsi Saciid dheeere oo lagu yaqaan Qadiyad iyo Daacadnimo ayaa ku goodiayay in uu is casilayo hadii aynan ciidamadu mushaaraadkooda helin.

Puntland ayaa waxaa soo foodsaartay xaalad adag oo hallis ah.
Hoos ka eeg Hadalka Saciid dheere