Sida codadka Musharaxiinta Galmudug u kala heleen iyo Qaybdiid oo 3 cod hellay

Filed under: Wararka |

Wareegii Labaad codadka waxaa loo kala hellay sidatan
C/kariin Xuseen Guuleed 42 Cod.

Axmed Macalin Fiqi waxa u helay 32 Cod.

Axmed C/salaan Xaaji Aadan waxaa uu helay 15 Cod

Wareegii Koobaad codadka waxaa loo kala hellay

1.Cabdikariin Xuseen Guuleed 29 Cod

2. Axmed Macalin Fiqi 29 Cod

3. Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan 12 Cod

4. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid 6 Cod

5. Maxamed Cadi Afrax 10 Cod

6. Xasan Cabdulle Qalaad 3 Cod