Siyaasiyiin Reer Muqdisho Ah oo Maalgelinaya Mashruuc Puntland Lagu Burburinayo oo Loo Bixiyey Anti-Maxamuud Saleemaan

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

-Arrintaas oo billaabatay xiligii kacaanka 1969, iyadoo dad badan oo markaas dawladda u shaqaynayay xilkii laga xayuubiyay oo dibadda loo diray, dhammaan shaqaalihii dawladda ee badidoodu ay kasoo jeedeen Majeerteen/Maxamuud saleemaan ayaa shaqada laga cayriyay, illaa 75 sarkaal ayaa shaqada looga cayrshay beesha ay kasoo jeedaan awgeed 1971..

-Arrinkaas dad badan oo dawladdii shibilka wax ka tabanayay ayaa aad sacabka ugu garaacay, arrinkaas oo laga dhigay heer Qaran.

-Arrimahaas waxay sababeen ilaa baraago lagubo, dad badan la laayo, dad badan oo qabaa-ilka soomaaliyeed laga dhaadhiciyay oo ay durbaanka u garaacayeen, arrinkaas waxaa ka dhashay inqalaabkii fashilmay iyo jamhadihii abuurmay, illaa soomaaliya oo dhan ay burburtay.

-hadda waxaa la rabaa in maamulka Puntland la burburiyo, waayo siyaasiyiin badan baa u arka in ay Puntland caqabadku tahay.

Si marka loo burburiyo waxay is tuseen in Puntland la isku dirro oo la iska hor keeno oo magacyo loo kala baxsho 3.5 loo kala baxsho.

-Arrintaas waxay xoogaysatay xilligii dawladdii Xasan shiikh, oo Xasan Sh xukuumaddiisii waxaa laga illaalinayay ruux kasoo jeeda beesha Maxamuud Saleemaan.

3 Waxyaalood ayaa laga illaalinayay dadka kasoo jeeda beesha Maxamuud Saleebaan.

  1. Ciidamada.
  2. Siyaasadda Arriaha Dibadda
  3. Sirdoonka.

Arrinkaas oo 3 geesood loo adeegsaday, hab diinneed, hab qabiil iyo hab dawladeed.

Waxaa makhraati u ah, hadalkii Cabdikariin Guuleed 9.oc 2016 uu Xamar ka yiri oo ahaa Gaalkacyo laba maamul ka wada tallinmayso 20. octoobar uu weerar kusoo qaaday Gaalkacyo.

-Afeef arrinkaas wuxuu gooni u ahaa damjadi

Dagaalkaas oo ay kawada qayb qaadanayeen Dawladda iyo Alshabaab, Qaab qabiil intaba.

Markii arrinkaas waxba laga qaadiwaayay ayaa waxaa loo gudbay qorshihii gudaha dadka lagu kala qaybin lahaa.

Hadda waxa uu maryaa in dagaalka gudaha laga rido.

Waxaana iskaashanaya Qabiilkii, hab diineedkii siyaasadaysnaa iyo hab dawladeedkii,  oo markaan gudaha ayaa  laga abuurayaa si l isa isagu mashquuliyo agoo Propagandana ay ku lammaantahay.

Alshabaab, Daacish iyo Takfiirna iyo kuwa kaleba waa in gudaha laga abuurro.

Talo.

Reer puntland waxay u baahanyihiin midnimo ee uma baahna qabiil hebel, waana in ay maamulka ka muuqato.

Maamulka waxaa la rabaa in uu  midnimada iyo nabadda awoodda saaro waxaana lagu helaa cadaalad.

Waa in maamulku dadka baahidooda iyo danahooda maamul ahaan wax looga qabto wixii dhexdooda yaalna wanaag ahaan lagu dhammeeyo

 

  • Muumulka Puntland waa in ay meel fog wax ka arkaan, maamul kasta aduunka saaxiib iyo cadow buu leeyahay ee waa in ay kala gartaan cidda saaxiibka u ah iyo cidda cadawga u ah
  • Gudaha waxa yaal haddaynan xallin wax dibadda yaal waxba kama qaban karaan.

Qore Warsame Axmed

15 Responses to Siyaasiyiin Reer Muqdisho Ah oo Maalgelinaya Mashruuc Puntland Lagu Burburinayo oo Loo Bixiyey Anti-Maxamuud Saleemaan

  1. Maxamuud saleebaan waa raga dayacay sool iyo sanaag
    Oo qabyaalada baray majerteen
    Oo ku midabtakora garowe dadka an ahayn isla beshaas
    Waa qabiilka xasuuqay dhulbahante ku xasuqay taleex
    Waa raga p/land isky haysta oo marki danbe daatuurka ka dhigay in 3daa marba mid qabsado walow ciise maxamuud ha ugu gunsanaado

    Harti man
    October 10, 2017 at 9:39 am
    Reply

    • Puntland waa Maxamuud Salebaan, anaga leh meeshatan. Dadaka kale waa qaxoonti inala dega. Xoog ayaa ku helnay waxanaga faataxo kuma helin hade beesha rabta in wax inaga qaado car farta ha taagto. Alshabaab iyo Daciish ayaa wax inooga qaadshi waysay hada Maxamuud Salebaan nahay hade ma beelo yaryar ayaa wax inooga qaadi?

      Bosaso waxa iska leh (Cismaan Maxamuud Salebaan)
      Garowe waxa iska leh (Ciise Maxamuud Saleabaan)
      G/kacyo waxa iska leh (Cumar Maxamuud Salebaan)

      Madaxweyne Cabdullahi Yusuf- Maxamuud Salebaan

      Madaxweyne Cadde Muuse- Maxamuud Salebaan

      Madaxweyne Faroole- Maxamuud Salebaan

      Madaxweyne Cabdiweli Gaas- Maxamuud Salebaan

      ashruuca JPLG waxa ka socda degaanada Maxamuud Salebaan.

      MAXAMUUD SALEBAAN
      October 14, 2017 at 10:13 am
      Reply

  2. Xasbunallaah wanicmawakiil
    Anigu maxamuud saleebaan waa ummad dhan oo wax walbaba leh sida ummadaha kale ee caalamka
    Maangaabyohow waxaad la ildarantahay xasad iyo cadaawad aan xaq ku dhisnayn
    ALLAAH UMA NAXARIISTO KUWA XASADKA IYO CADAAWADDA MU MINIINTA KA SHAQEEYA
    Allaah ha la jiro nabadda ha u siyaadiyo sharafta iyo karamadooda iyo magacooda ha raajiyo maxamuud saleebaan
    Cadowgoodana hajabiyo
    Aaaaammiiin

    Milgo
    October 10, 2017 at 10:30 am
    Reply

  3. Cudurkaa M Saleebaan dad badan OO qaar qurbaha joogaan baa qaba. Haddiise M Saleebaan laga maarmo, waa maxay sawirka ay yeelan karto Soomaaliya ama Poland?.
    Illaa 1969 ayaa dowlad, qabiil iyo diinba lagu weeraray, welina quwad jirta,baaxadda(cappasity) ay pland Ku dhex leeyihiin-na waamuuqaa.Allaah barakeeyo M Saleebaan iyo Soomaaliya.Pland M Saleebaan Ku Ku hurudaa.

    Xabeeb
    October 10, 2017 at 12:41 pm
    Reply

  4. Maxamud Saleebaan ama Puntland waxaad rabtaan noqda ee Please, hani deeqdo Puntland. Qamriilayaasha Dhulbahante na haysta. Faraha, kala baxa arimaha Dhulbahante. Cadowga koowaad baan idiin aqoonsanay. Yaa Nacalatu Puntland.

    Ahmed Shirshoore
    October 10, 2017 at 12:45 pm
    Reply

  5. Nacallaa adiga iyo mooryaankaa tahay ku yaale dufku bax tag oo tog abaara ka dhac
    Oo sii soco
    Waa lagu yaqaan adoo kale
    Dhudhun hore dhudhun dhexe dhudhun dambe dhurwaa
    Allaah CISADA iyo sharafta ha u siyaadiyo maxamuud saleebaan
    Ka naxoow nafta waa

    Milgo
    October 10, 2017 at 1:37 pm
    Reply

  6. aniga sida aan u arko waa waxaad sooqortay runtii baad ba naanka keentay,,,cadowga puntland wuu baden yahay marka shacabka puntland waxaa looga baahan yahay wada jir iyo wax hubso intii walalkaa lagu diri lahaa,,,ha dhowdii markii ey xaalada xumaado muqdisho waxay dunida u sheegi doontaa waa in puntland ciiden shisheeye la geeyo,,,ilaah ha ka bad baasho cadowga shacabka puntland,,,,

    mohamud m ali. ku magac dheer,,,,libaax
    October 10, 2017 at 1:42 pm
    Reply

  7. Maxaan ooga naxayaa dad Ilaah abuuray. Laakiin, cadow tinimada ilaa odaygii Faroole ee ehlu naarka ahaa iyo kan hada u joogo dhibaatada ay Dhulbahante ku hayaan ayaan ku nacnay Puntland. Waana niga aar gudan doonaa.

    Mise Majeerteen dhaha mise Puntland dhaha. Anaga, maamulkaas ayaan naceb nahay. Yaa Nacalatu Puntland.

    Dabadhilifka Qamriilayaal ka, sida Camey, Karaash. Cadaawad baad u haysataan ee Dhulbahante ku xumeeya.

    Ogaada, Isaqaba waa ay haystaan Qamriilayaal Dhulbahante, hadaad faan moodeen.

    Ahmed Shirshoore
    October 10, 2017 at 2:55 pm
    Reply

  8. Akhas, shirshoore
    Waxaad baan filayaa aalkoliiste iidoora ee
    Dhulbahante haku been abuuran
    Midda kale xaaraanyohow daalimkaa
    Dhig ummadda islaameed iyo hoggaamiyeyaashooda
    Shaydaan shirshoole shuruggaa ku raac

    Milgo
    October 10, 2017 at 4:18 pm
    Reply

  9. Dadka iska dhigaya qabiil aysan ahayn si ay u abuuraan cadaawad aan jirin, waxaan leeyahay waa munaafiqiin…illaahayna wuu ujeeda maalin kaleyna heli doonaan cinqaabta alle.

    Tan dhulbahante iyo majeerteena waxaan leeyahay meel kala tagi mayaan oo waa walaalo waana HARTI.. Siyaasi caade qaata ah oo dad dano gaara leh soo kireysteen dhib kama keeni karoyo dhexdooda.

    Guul ayaan u rajeyn somali oo dhan….cadowgoodna ha jabo

    Mohamed Gaalkacyo
    October 10, 2017 at 4:42 pm
    Reply

  10. Cadaawadii miyaad qarinaysaan. Somali oo dhan baa ka dharagsan waxaad tihiin. Dhulbahante waxaad kusamayseen. Bahdilid. Runta u dhaadhaca. Faroole iyo xasuuqii Taleex.

    Tankale, alcoholicska aad ku haysataan Garoowe. Diidmada maamulkiina ee arimaha Dhulbahante. Yaa Nacalatu Puntland.

    Ahmed Shirshoore
    October 10, 2017 at 5:21 pm
    Reply

  11. shirshoole waa sheydaan eygiis oo xamar ama xaargeysa fadhiya. ey hadalkiis yaan laysku mashquulin

    puntlander
    October 13, 2017 at 1:51 am
    Reply

  12. Daciish iyo AL Shabaab iyo Farmaajo ayaa duulan ku ah Bosaso iyo Gaalkacyo ayado sedexdaas argagaxiso ayaga dhexdooda cadow isku yahiin ayaa hadana ku.midaysanyahiin oo rabaan in dhiiga dadaka Puntland cabaan. Dilalka iyo qaraxyada iyo xasuuqa Puntland waxa fuliya ALSHABAAB IYO DACIISH IYO FARMAAJO.

    Maxamuud Salebaan hada nahay waa iska difaacayna duulanka dhulkeena lagu soo qaadshay.

    Mahad Cumar
    October 14, 2017 at 10:28 am
    Reply

  13. Cabdiweli Gaas tuug waaye aan metelin Maxamuud Salebaan iyo Puntland.

    Gaas xilka hada laga tuuri raba, anaga madaxweyne Farmaajo iyo Madasha Badbaadinta Puntland ayaa tageersanahay.

    Farmaajo iyo Badbaadinta Puntland
    October 14, 2017 at 11:34 am
    Reply

  14. Inan gumeedka Jambeelka ah ah meelahan ka ooyahaya walaashiis ayaa hortiis ku wasi doona.

    Jambeel Waso
    October 14, 2017 at 1:00 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *