Somaliland Oo Shidaal-Baaristii Turkiga Iyo Ingiriiska ee Genel Energy Ku Wareejisay Shirkadda BGP ee china Laga Leeyahay (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Wasaaradda Macdanta Somaliland ayaa heshiis la gashay shirkad wayn oo China laga leeyahay shirkadaas oo qabanaysa hawshii shidaal baaris ee awal ay hakisay shirkaddii Turkiga iyo Ingiriiska laga lahaa ee Genel —Halkaan ka eeg xogta Shirkadda Genel.
Shaqada ayaa soconaysa muddo sanadda waana shaqo ay wadaan baabuur waawayn oo dhagaysanaya waxa dhulkiisa ku jira, markaas ka dibna fasiri doona.
Shirkadan ayaa la yiraahdaa BGP halkaan ka eeg macluumaadka Shirkadda http://www.bgp.com.cn/index.html
Waxayna ka howlgashaa illaa 65 wadan oo waxaa ka mid ah Ethiopia halkaan ka eeg Shirkadda BGP Oo Ethiopia ka howlgalaysa http://www.bgp.com.cn/Worldwide/Ethiopia.html

Hoos ka dhegeyso wasiirka macdanta ee Somaliland oo voa uga waramay heshiiska shidaal baaris ee Somaliland la gashay shirkadda

One Response to Somaliland Oo Shidaal-Baaristii Turkiga Iyo Ingiriiska ee Genel Energy Ku Wareejisay Shirkadda BGP ee china Laga Leeyahay (Dhegeyso)

  1. Pingback: Somaliland Oo Shidaal-Baaristii Turkiga Iyo Ingiriiska ee Genel Energy Ku Wareejisay Shirkadda BGP ee china Laga Leeyahay (Dhegeyso) - Daily Somalia Report