Soo Xuliddii Aqalka Sare Oo ay Ahayd In Maanta In La Shaaciyo Oo La sheegay In Jadwalkii Hore Ee Doorashada Isbadal Lagu Sameeyay

Filed under: Wararka |

vote
Sida ku cad Jadwaladii Doorashada Kii hore ee June la shaaciyay Halkaan ka eeg Iyo kii ka danbeeyay Halkaan ka eeg , labaduba waxay sheegayaan in ugu danbayn xubnaha aqalka sare la shaaciyo 25 September.

Hadaba Gudiga doorashada ayaa la sheegayaa in ay dib u dhigayaan jadwalkii hore ee doorashada muddo bil ah, arrinkaas oo khatartiisa leh, iyadoo ay sheegayaan in dhaqaale la aan awgii hawshii loo socodsiin waayay.

Si kastaba ha ahaatee waxaa isa soo taraya sida ay uga soo horjeedaan arrinkaas Musharaxiinta isbadal doonka

One Response to Soo Xuliddii Aqalka Sare Oo ay Ahayd In Maanta In La Shaaciyo Oo La sheegay In Jadwalkii Hore Ee Doorashada Isbadal Lagu Sameeyay

  1. Pingback: Soo Xuliddii Aqalka Sare Oo ay Ahayd In Maanta In La Shaaciyo Oo La sheegay In Jadwalkii Hore Ee Doorashada Isbadal Lagu Sameeyay - Daily Somalia Report