Soomaalidii Trump Sharciga U Diiday Oo Canada Lug Ku Galaya Khaasatan Manitoba Winnipeg (Warbixin)

Filed under: Wararka |

winnipeg canada
Soomaalidii uu Tramp sharciga u diiday ayaa maalmahaan waxay samaynayaan in ay lug ku galaan canada, oo waliba ay iyadoo baraf xun jiro ay dadka qaar lugaynayaan 20 saac.

Gobolka Manitoba magaalada Winnipeg ayay inta badan Soomaalidu ku qulqulaysaa.
Canada ayaa ballan ku qaaday in ay soo dhawaynayaan dhammaan Soomaalida uu Trump Sharciga u diiday.
Dhanka kale Canada ayaa wasiirka ajaanibta u magacaabay wiil Soomaaliya.
Hadaba hoos ka dhagayso warbixinta Voa

Voa ayaa warbixin ka diyaarisay.

2 Responses to Soomaalidii Trump Sharciga U Diiday Oo Canada Lug Ku Galaya Khaasatan Manitoba Winnipeg (Warbixin)

  1. Pingback: Soomaalidii Trump Sharciga U Diiday Oo Canada Lug Ku Galaya Khaasatan Manitoba Winnipeg (Warbixin) - Daily Somalia Report