Soomaaliya Waa Burburtay Maantana Waxay Maraysaa Qofkii Xanuunsanaa oo La Leeyahay Dhurwaa Baa Kugu Jira Halkii Dhakhtar La gayn Lahaa

Filed under: Important News,Wararka |

Horta dal burburayow yaa ku leh.
Maalinba waa qiso.
Maantana qof haweena oo maskiina oo iska xanuunsan baa la leeyahay haye ma dhurwaa baa kugu jira, waryaa dhurwaa kasoo dhex bax.