Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi oo ka jawaabay hadalkii Nabadoon Xaad

Filed under: Important News,Wararka |

Afhayeenka Beelaha Darood ee Qurbha Joogta Mudane Suldaan maxamed Yusuf oo u u warmay Allidamale.com ayaa jawaab kulul siyeey Nabadoon xaad,kana hadlay shirka kasocda Cadaado.

Afhayeenka oo ku sugan Qaarada yurub ayaa sheegay in an loo dul qaadan doniin shika kasocda Cadaado ,isagoo sheegay in Xududa Puntland la yaqaan halkaay Tahay,wuxuna sido kale suldaanka ka hadlay war kasoo baxay Cabdiqaybdiid.

Suldaanka ayaa sheegay in Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ah Nabadoon kasoo jeeda Beelaha hawiye uu ku xadgudbay Puntland oo ah Hooyada somalia.

ugu dambeyn suldaanka oo Waraysiga uu bixinayeey dhinacyo badan tabanayeey ayaa ugu baqay shacabka Puntland midnimo iyo isku duubni,wuxuna sheegay in marnaba aysan aqoonsanayn shirka kasocda cadaado oo hareer marsan dastuurka ay ku heshiyeen umadda somaliyeed.

Hoos kadhagayso Waraysiga uu siyeey Maxamed Laki man oo katirsan Allidamaale.com

Source: Allidamaale

2 Responses to Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi oo ka jawaabay hadalkii Nabadoon Xaad