Taabid Cabdi Maxamed oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Filed under: Wararka |

Taabid Cabdi Maxamed Ayaa kasoo jeeda Beesha Hawiye Gaar ahaan Abgaal Waceysle Waxana uu badalay Gudoomiyee hore ee Gobolka Banaadir oo Xilka laga Qaaday,