Tacsi:Jaaliyadda Soomaalida Reer Finland Oo U Tasiyaynaysa Axmed Dheere Walaalki Maxamed Ibrahim Jaamac (Jiirow) Oo Ku Geeriyiyooday Garoowe

Filed under: Important News,Wararka |

axmed dheere walaalki
Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun.
Waxaa magaalada Garoowe daraad tii alle ugu timid Maxamed Ibrahim Jaamac (Jiirow), illaahay ha u naxariisto Janno haka-waraabsho.
Maxamed Ibrahim Jaamac (Jiirow) ayaa waxaa halmar madaxa kaga furmay dhiig, kadibna tii allaa u timid.
tacsi1
-Hadaba Finland waxaa kunool Axmed dheere , oo ay walaalo yihiin marxuum Maxamed Ibrahim Jaamac (Jiirow).

Hadaba Jaaliyadda Soomaalida ee reer Finland ayaa tacsi u diraya Axmed dheere walaalki Maxamed Ibrahim Jaamac (Jiirow) oo ku geeriyooday daraad magaalada Garoowe.
Illaahay janadii ha geeyo.