Tacsi:Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) Oo Tacsi U Diraya Madaxwaynaha Puntland Adeerki Geeridii Ku Timi

Filed under: Wararka |

tacsi1
Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun. Waxaa warbaahinta P/O tacsi tiiraanyo leh soo gaarsiiyay wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo).

Dr Baydhabo ayaa tacsi u diraya Madaxwaynaha Puntland iyo ehelada alle ha u naxariisto Madaxwaynaha adeerkii Cabdullaahi Cali Gaas.

Cabdullaahi Cali Gaas ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Nairoobi.

One Response to Tacsi:Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) Oo Tacsi U Diraya Madaxwaynaha Puntland Adeerki Geeridii Ku Timi

  1. Pingback: Tacsi:Wakiilka Dowlada Puntland ee Dalalka Scandanevianka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil (Baydhabo) Oo Tacsi U Diraya Madaxwaynaha Puntland Adeerki Geeridii Ku Timi - Daily Somalia Report