Tahniyad Meher Mudane Cabdiqadar Cali Gaas Iyo Marwadiisa Khadro Jaamac Biixi

Filed under: Wararka |

Waxaan hambalyo u diraynaa Boqorka iyo Boqorada, lamaanaha is mehersadey
Cabdiqadar Cali Gaas Iyo Marwadiisa Khadro Jaamac Biixi oo Meherkooda Maanta 7.9.2014ka ka dhacay Wadanka Kenya Magaalada Nairobi.
aroos
Waxaan leenahay noqda kuwii isku raaga oo isku raaya, ubad kheyr qabana kala hela, soo dedejiya arooskana.Waxaa Hanbalyadan Diraya.

-Aabo Cali Gaas Shiikh Axmed
-Hooyo Jawaahir Warsame Maxamuud
-Yaasiin Cali Gaas
-Liibaan Cali Gaas
-Amiin Cali Gaas
-Caasho Cali Gaas
-Amaal Cali Gaas
-Shukri Cali Gaas
-Fatxi Cali Gaas
-Deeqo Cali Gaas
Dhamaan Reer Cali Gaas Meel walba ay joogaan

– Adeer Cabdiweli Biixi Jaamac
– Adeer Cismaan Cabdi Maxamuud
-Eedo Bishaaro Xaashi
-Eedo Khadro Cabdi Maxamuud
-Eedo Xamdi Cabdulaahi Jaamac
-Abti Ibraahim Mire Aadan
-Abti Maxamed Mire Aadan
-Hooyo Ismahaan Mire Aada
-Iimaan Cabdulaahi Xariir
-Farxiyo Cali
-Yurub Jaamac

Waad Mahadsan tihiin