Tv-ga Ruushka Rt- OO Warbixin Ka Diyaariyay Maraykanka Oo Saldhigyo Ciidan Ka Samaysanaya 11 Dal Africa Oo Soomaaliya ugu Horeyso

Filed under: Important News,News in English,Wararka |

usa 11 countries somalia

Sida sawirka kore ku cad Tv-ga Rt ee Ruushka ayaa sheegay in Maraykanku qorshaynayo in uu 7200 ciidana kala geeyo 11 dal oo Afria ku yaal.

Waxaase ugu cajiibsan in ay yiraahdeen meesha uu Maraykanku saldhigga koobaad ka billaabayo waa Soomaaliya oo aan u qaatay in ay ka wadaan dalka ugu muhiimsan.

Waa arrin wanaagsan haddii ay hadda dunidu dareemeen in ay Soomaaliya tahay dal muhiima.