Ugaas Faarax:Ugaaska Beesha Direed: ayaa ugu baaqay xildhibaanada Beesha direed in ay kabaxaan DFS waayo Tignikadii dawladda ayaa lagu gumaaday shacabkii Biyamaal (dhagayso)

Filed under: Wararka |

Ugaas faarax oo Ugaas beesha Direed: ayaa ugu baaqay xildhibaanada Beesha direed in ay kabaxaan Dawlada waayo Tignikadii dawlada ayaa lagu gumaaday shacabkii Biyamaal.

[audio:http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/06/eee.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhagayso