UNDP Oo Maamul Gobaleedyada Ka Caawinaysa In Ay Puntland Ka Kororsadaan Khibraddii Cadaaladda Iyo Garsoorka ee 18-kii Sano ee ay Jirtay

Filed under: Wararka |

Puntland oo soo jirtay 18 sano oo aan wali lahayn maxkamaddii dastuurka iyo Garsoor madaxbanaan oo soo qabta ciddii musuqmaasuq ku kacda, ayuu hadana wasiirka cadaaladda Puntland tababarayaa maamul Gobaleedyada kale, daawo.
Hanaanka Garsoor ee DFS, Puntland iyo Somaliland ayaa u dhisan habkii xukuumaddii Siyaad Barre, hadana waxaad mooddaa in maamul Gobaleedyadii Cusbaa hadda iyo kow la barayo garsoorkii xukuumaddii siyaadbarre.