USC iyo SNM oo ku wada hadlaya dalka Turkiga Iyo Yusuf Garaad Ka Reebay Wadahadalka Shakhsiyaadka Beesha Daarood Kasoo jeeda

Filed under: Important News & Articles,Wararka |

Somali_tribes_districts
wali 2017 30 sano kadib wali Soomaali waa quusan la’adahay waxaa la rabaa in la garaaco darbigii horay lowgu khasaaray, hadday siyaasiyiin noqonlahayd hadday shacab noqonlahayd lama rabo in la yiraahdo qaab siyaasadeedkii hore waan ku khasaarnay ee aan badelno.

Yusuf Garaad horaan u sheegnay ninna caadadi ma daayo bahalna qeeriin ma daayo, Yusuf Garaad waa ninkii idaacaddii yarayd ee BBC qabyaaladeeyay, hadana wixiisii buu wataa oo wuxuu leeyahay arrinka Somaliland iyo Somalia yaan laga qayb gallin Daarood, si aan deegaanada daaroodka u kala qaybsano innagoo irrir samaale ah.

7 Responses to USC iyo SNM oo ku wada hadlaya dalka Turkiga Iyo Yusuf Garaad Ka Reebay Wadahadalka Shakhsiyaadka Beesha Daarood Kasoo jeeda

  1. KKKKKK Puntland iyada waxba kuma qaybsana,maxaad u eedeynaysaan Yusuf Garaad arintaan waxay ahayd arimaha gudaha aaway JUXAA??? aaway Puntland tii aad qayb haysateen SSC dadkeeda mise waxiina waa hoosaasin keliya,cida aan lasocon siyaasada Somalia ka socota waa reer Puntland keliya oo qaylo keliya ka adag.
    Ninkaan aqoonyahanka sheeganaya waayad oo dhan soow tii laga celcelinayey Mogadishu baan kula soo hadlayaa aqoonyahanka Koonfur,marka Puntland iyo xagay ka tirsantahay????

    Dr Yusuf
    September 13, 2017 at 7:01 am
    Reply

  2. INTII AAN OGEYN HA OGAATO: FARMAAJO ADEERKII AFWEYNE AYAAN DORRAAD KA SAARNAY GAJEELLADA. MANA YEELEYNO INUU FARMAAJO NA HOGGAAMIYO. MAXAAYEELAY ITOOBIYA AYUU NAF KA DOONAY. FARMAAJO WAA KHAAIN KA GANACSANAYA DHIIGGA GEESIYAASHA SOOMAALIYEED OO RABA INUU ITOOBIYA SIDAAS KULA SAAXIIBO. WUXUU IS-YIRI: ITOOBIYA AYAA KURSIGA KUGU HAYN KARTA EE IYADA ISU DHIIB.

    FAWDADAN BUU KU DHAMEYSANAA 3 SANO IYO BARKA U HARSAN. WELIBA WAA MARKA UU UGU NASIIB BADAN YAHAY. HADDII KALE, WUXUU CARARAYAA KABO LA’AAN AH.
    WADDADII HABAAR WAALI IYO NAAR-KA-BOOD IYO UTANGA WAA LA YAQAAN.

    DAWLAD WAA LOO BAAHAN YAHAY. WAASE LOO SII KALE BAAHI BADAN YAHAY.
    SAMAALE WAXAYBA UGU BADISAA DAWLAD LA’AANTA.

    DAAROODOW, AMA GADAASHEYDA KU FEYL OO AAN KUU TALIYO ADIGOO EDEB LEH.

    MA MAQASHAY HEESTII UU QAADAY CARABKII LAHAA:

    DUMAASHI SALKA DULKA DIG = DUMAASHI SALKA DHULKA DHIG. MA DHAMMEYSTIRAYO HEESTA, EE ADIGU DHAMMEYSTIRO.

    AMA HA BIQLEYSEE ABAARAHAAGA IIMAANSO.
    HUNNU HUNNU HADAL MAAHA ….
    WARKU WAA CAD YAHAY.
    AMA KU SOO DHOWOW, AMA KU SII DHEEROW.
    DALKA WAXAAN LAGUUGU DHIIBEYN MAXAAYEELA WAXAAD HIDDO IYO DHAQAN U YEELATEEN SOO HOGGAAMINTA CADAWGA, LA SHAQEYNTA CADAWGA, U BASAASIDDA CADAWGA:
    BAL EEG CUMAR XAAJI MASALE, CABDULLAAHI YUUSUF, CABDIWELI GAAS, AXMED MADOOBE,
    CUMAR CABDIRASHIID, FARMAAJO, AYAAN XIRSI MAGAN, IWM.
    SIDEE LAGUUGU AAMINI KARAA TALADA DALKA, HADDII AAD DALKA DAMBIIL KU QAADANEYSID OO AAD NAADINEYSID:
    KAM-YASIIR-KAN-YA-GUUL, SIDII ADIGA OO JOOGA SAYLADDA XOOLAHA AMABA SUUQA
    KU-DHACDA (WHO DIED)?

    DAAROOD WUU DIIDAY MEHERAD AAN AHEYN INUU IIBIYO DALKA, BADDA, MADAXBANNAANIDA IYO DIINTA. XATAA DUMARKOODII BAA DIINTA IIBSANAY. MA MAQASHAY NAAGTA GAASHA EE AYAAN XIRSI MAGAN LA YIRAA?

    DAAROODOW, DAL AAD CADAW KA IIBISAAN LA IDIIN MA HAYO.

    KU BISHAAREYSO: SOOMAALIYA IIB MAAHA OO SAMAALIHII DALKA LAHAA AYAA DIIDAY!

    Abdulqadir Tallman
    September 13, 2017 at 9:40 am
    Reply

  3. Ku cabdulqaadir tallman
    Samaale samaale daarood daarood!!!!!!
    Labaduba soo soomaali maahan mise mid baa soomaliya???
    Samaale soo maahan kan 28 sano qaranimadii dalkii soomalia bohosha ku ridey?
    Samaale soomaahan kan marna shabaabkaa marna qabiilkaa?
    Samaale waakan afka duuban oo dadkii soomaaliyeed ka yeelay wuxuu laayo dhaco oo barakiciyo
    Sidaas darteed itoobia waa daarood daaroodna waa itoobia
    Ilaa iyo inta samaale samaha garanayo oo daarood xukunkiisa oggolaanayo
    Samaale waa nacas xaasada hadduu si xalaala oo soomaslinimo ah wax u maamuli lahaa daarood waa oggolaan lahaa in samaale dalka xukumo laakiin soomalinimadii iyo walaaltinimadii waxay ka doorbideen cadaawadda iyo nacaybka daarood iyo in dhulkii soomaalida uu noqdo no mans land
    Farmaajoow jir oo joog oo xukunkana waligaa hay itoobiyana waa daarood daaroodna waa itoobia
    Ilaa iyo inta samaale ka runsheegayo magacaan oo samaha saxdaa ka garto

    Milgo
    September 13, 2017 at 10:51 am
    Reply

    • GABAR CAREYSAN HADDII AAD ARAGTID, RAGGEDII BAA GABAY.

      WIIL LOO DUCEEYO OO GABADHAN MILGO AH CIIL TIRA ISKA BAARBAARA, SOOMAALIYEEY.

      SAA WAXA AY TABANEYSAA WAA WAX JIRA OO XAQIIQ AH.

      RAGGII SOOMAALIYEED WAXAA KA SOO HARAY MURAN, DAGAAL, QABWEYNI, XUKUN JACAYL.

      HOOS UMA DHUGTAAN DUMARKA IYO CARRUURTA HOOSTOODA KU DAN DARREYSAN.

      MILGO DODDEEDU WAA GAR. WAXAY LEEDAHAY: RAG BAAN U BAAHANNAHAY, MANA HAYNO

      EE MA ADDOONTA IYO GAALADA IYO SHISHEEYAHA AYAAN GUURSANNAA?

      Eerible Faranfar
      September 17, 2017 at 10:49 am
      Reply

  4. gudoonka golaha sre ee Kacaanka ayaa yiri

    Xasan cade
    September 13, 2017 at 11:05 am
    Reply

  5. Sicir Barar,Lacag cusub,qaxootinimo 27 sano ah ayaan idinku ogahay/hadii Farmaajo idinka soo celinayo loo joogee

    Xasan cade
    September 13, 2017 at 11:07 am
    Reply

  6. qabiiliiste waa qabiiliiste waligiis….daarood waa dad dhintay mar hure oo iyaga is cuna iyo mid calooshiis u shaqeyste dantiisa galiya…daaroodkii hore waa dad wani ahaa sida taariikhda sheegtay oo aan wax dhaqaale ah aan ka tagin..anigoo ka soo njeedo beesha daarood arag madaxda daarood dood qabiil bey ka doorteen dood qaran iyo sidee lagu soo celin lahaa midnimadii somaliyeed….hadii wax lagu qeyb saday 4.5 walinah dood qabiil sii wadeen fuck somaliya shacabka somaliyeecd bey ku xiran tahay arinta midnimada somaliyeed sidee uga sugi ku wii 4,5 lagu soo doortay iyo lacag…waxaa madax noqdo somaliya kii lacag iyo dowlad shesheeye denteeda kood ka dhigo…fuck daarood madexdeeda waa tuugu shacabka somaliyeed ku wado kheyaano qaran….anaa ka dhashay oo dad keyga baahi iyo caafimaad nabad daro ku laaysan somaliyeed…daarood oo dhan taajir ma aha…..masaakiin maa u baden oo dhiigooda la daad sho markii ey been u sheegaan dadka matalo dowlad nimo…iyaga iyo carruurtooda dagaal ma galaan…..wake up shacabka daarood madaxda hada joogto jiil ka booxsho taas baa qaran ah

    mohamud m ali. ku magac dheer,,,,libaax
    September 14, 2017 at 6:07 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *