Video Shirka Nabdda Saaxdheer: Islaan Bashiir Iyo Garaad Jaamac

Filed under: Wararka |

Nabaddu waa waxa ugu qaalisan inta aan dunida ku noolanahay.
Waliba qofkii Muslina ee qofkale oo muslina dila, ama niyadda gashada in uu dilo, waxaa hallis ku jirto siduu uu jano u helilahaa nolishan yar dabadeed.
Waxaa kaba sii daran Beelaha Bah-harasame iyo Cumar Maxamuud waa dad walaalo ah oo haddii uu abtirsiinyuhu dhab yahay xili aan saas usii fogayn awoowayaashood waxay isla ahaayeen ilma adeer ama jilib hoose xilina walaalay ahaayeen, waqtiga un baa isguraya.
Waxaa intaas u sii dheer waa dad darisa oo illaahay meel ku wada beeray.

Ciddii nabadooda iyo walaatinimadooda ka shaqaysa ajar badan bay shaqaysteen.

Waxaa taasi sii dheer iyadoo hadda lagu dadaalayo sidii looga hortagi lahaa xabad danbe oo dalka ka dhacda, si lowgu gudbo in ay dalka yimaadaan ajaanib badan oo dalka soo bookhda si lacag looga helo iyo kuwo maal gashada.

One Response to Video Shirka Nabdda Saaxdheer: Islaan Bashiir Iyo Garaad Jaamac