Wafdigii uu Horkacayo Maamulaha Dalada Ururada Puntland Ahna Wakiilka Dawlada Puntland ee Finland Abdifatah A. Jama Maanta Hawshowdii Shaqo ka Bilaabay Nairobi Kenya Kuna Sii Jeedaa Garoowe

Filed under: Wararka |

Wafdigii uu Horkacayo Maamulaha Dalada Ururada Puntland Ahna Wakiilka Dawlada Puntland ee Finland Abdifatah A. Jama Maanta Hawshowdii Shaqo ka Bilaabay Nairobi Kenya Kuna Sii Jeedaa Garoowe

Ujeedada Safarka Waa Xog uruurin Dhan Walba Ah Sidii Puntland Wax Loogu Qaban Lahaa

alto-janagale
Wafdigii oo Gaaray Nairobi Kenya waxaana wafdiga kusoo dhaweeyey kenya jaaliyada jubaland iyo puntland

Wafti heer sare ah oo uu hogaaminaya Maamulaha Dalada Ururada Puntland ee Finland Ahna wakiilka dawalda puntland u fadhiya Finland mudane Abdifatah Janagale oo ukicitimay dawlada puntland.waftigan oo ay kamid yihiin Quburo madax sare ee u dhalatay dalkan Finland Sanna Rummakko iyo rugcadaga wayn aqoon yahan ahna la Taliyaha Koowaad ee Dalada Maxamed Ali Xassan Alto, ayaa u tagaya halkaa inay kasaacidaan dawlada iyo shacabka reer puntland xaga horumarka sida caafimaadka,dhaqaalaha ganaacsi furfuran oo madaxa banaan iyo soo jiidashada maalgashiga dalka,dhanka wax barashada,beeraha iyo ka faaiidaysiga khayraadka bada iyo beeraha.
dalada

dalada1

dalada3

dalada4

Xogta waxaa soo uruurshay Yaasiin Gaas