Wafti Kasocda Shirkadda CCECC China OO Uu Hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Kulmiye Oo Gaaray Garacad

Filed under: Wararka |

Waftika socda shirkadda CCECC China oo uu hogaaminayo wasiiru-dawlaha Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Cabdiraxmaan Kulmiye ayaa gaaray magaalooyinka Jariiban iyo Garacad.
Safarka u jeedada waftiga ayaa la sheegayaa in uu la xiriiri maalgashi ay shirkadda CCECC ku samayn doonto deegaanada Puntland gaar ahaan wadooyinka Ayl iyo Garoowe iyo Garacad iyo Goldoogob iyo dekadda Garacad.

Shirkadda CCECC oo horay u dhistay Ayraboorka Boosaaso ayna aad saaxiibo u yihiin Madaxwaynaha Puntland ayaa aad looga qadariyaa deegaanada Puntand waxaana loosoo dhawaayaa si uu galgacal badan ku dheehanyahay.

Deegaanada Garacad iyo Jariiban ayaa nabadgalyadoodu ay tahay 100% meel aad la isugu halaynkarro 100%

china Garacad Puntland

china Garacad Puntland1

china Garacad Puntland2

china Garacad Puntland4

china Garacad Puntland5

china Garacad Puntland6

china Garacad Puntland7

china Garacad Puntland10

china Garacad Puntland11

Xuquuqda Sawirada waxaa iska leh Farxaah Faarax Cabdi