Waftigii C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo safirkii Kismaayo dib uga dhacay

Filed under: Wararka |

Diyaaradii qaadilahayd waftigga Madaxwaxwayne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/laahi Xaaji Maxamuud Camey ayaa arrimo faramo awgeed lagu heshiiyay in ay Waftiga Gaalkacyo ka qaado Bari subax aroorta hore hadii alle idmo.