waraysi Cali Khaliif galaydh Dooarsahdii kadib (dhageyso)

Filed under: Wararka |

Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Khaliif Galeyr, isla markaana ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maamulka Khaatumo. Cali Khaliif ayaa doorashada oo maanta ka dhacday deegaanka Saax-Dheer oo u dhow xadka Somalia iyo Ethiopia wuxuu uga adkaaday Maxamed Yusuf Indho-Sheel oo maamulkaasi hoggaamin jiray.

Halkan ka dhageyso wareysi uu Dr. Cali Khaliif siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA.

[audio:http://av.voanews.com/clips/SO/2014/08/14/6b9a78b6-780f-4ce7-a9cd-b96db047ac85.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhageyso