Waraysi-Golaha-1960: C/Qadir Jengeli Oo Baryahaan Aad Uga Soo Horjeeda Hannaanka Federaalka

Filed under: Wararka |

 

waraysi/mudane c/qadir jengeli ayaa ka waramay go’aanka ay gaareen d/goboleedada,fursadii ay lumisay dowladdu iyo jawaabta ay madaxda dowladdu ka bixisay /golaha1960

 

One Response to Waraysi-Golaha-1960: C/Qadir Jengeli Oo Baryahaan Aad Uga Soo Horjeeda Hannaanka Federaalka

  1. Jengali waa nin wax kala garanaya laakiin waxaanu la socon Madaxtooyaddii Somaliya inay la wareegeen maafiyo Shabaab ka tirsan iyo raga Xisbu-taxriir u shaqeeya oo Fahad Yaasiin u horeeyo loona soo dirsaday inay wadankan taladiis shisheeye carbeed gacanta u galiyaan.

    Farmaajo waa iska beesaani aan la socon xaalladda qalfsan ee wadan iyo dadka soo maray una qaba dadka meelaha ka qaylinayaa in dhab ka tahay waxa ay ku hadlayaan. Odayaasha Maamulladda jooga waxbadan ayaa ka xun laakin marwalba waa ay ka saameyn fudud yahiin marka loo eego qolyahan ku haminaya inay wadan madaxtooyadda af ganbiyaan.

    Inay Shabab la shaqeyaan waxaa kuu cadeyn kara Muqtaar rooboowgii ummadda dhameeyey ayaa inta la daaweeyey oo la nasiyey markuu reystay meeshiisii lagu celiyey lana yiri hawshii meeshii ka sii wad, halka Qalbidhagax oo Farmaajo ina adeerkii ahna sida xiligii adoonsiga inta silsilad lugaha looga xiray maalin cad Mogadisho lagu iibsaday.

    Waxaa dadka ku kacaya miyaa loo dulqaadan kaaraa?

    Barde
    October 12, 2017 at 2:41 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *