Waraysi Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo: Midnimadii Reer Gaalkacyo waxay Muujiniaysaa In Ay Soomaali Walaalo Yihiin ee Lakala Qaybiniyay

Filed under: Wararka |


Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa marki ugu horeysay la hadlay laanta afka-Soomaaliga ee VOA.

Wareysigan oo dheer ayuu qeybta koowaad oo aad idaacadeenaan subaxnimo ku dhageysan doontaan, wuxuu kaga hadlayaa arrimo kala duwan oo ay kujiraan qorshihiisa 100-ka maalmood ee soo socda.

Madaxweyne Farmaajo oo u warramay wariyaha VOA-da Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horreyn wuxuu ka tacsiiyeeyey geeridi ku timid madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland Generaal Cadde Muuse.

One Response to Waraysi Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo: Midnimadii Reer Gaalkacyo waxay Muujiniaysaa In Ay Soomaali Walaalo Yihiin ee Lakala Qaybiniyay

  1. Pingback: Waraysi Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo: Midnimadii Reer Gaalkacyo waxay Muujiniaysaa In Ay Soomaali Walaalo Yihiin ee Lakala Qaybiniyay - Daily Somalia Report