Warbixin Cali Khaliif Oo Wali Aan Quusan Oo Wada Khiyaamadiisii (By Daldoon.com)

Filed under: Wararka |
Prof-kii dhamaa ee Soomaalida masaakiintaa ay isku hallaynayeen oo 
laga sugayey dadkaan masaakiintaa in uu xal u keeno, ayuu wuxuu ka dhammaan waayay
in uu beelaha Soomaalida u kala eexdo, oo beelaha daaroodka hoosaasiyo si deegaanadooda
baad iyo kibir lowgu qabsado.
Maanta beelkasta oo Soomaaliyeed waa in deegaankeeda loo madax banneeyo, waayo 1991 Soomaali
hab beelleed bay isku dagaaleen, walina Soomaali arrinkaas kama heshiin.

Hase yeeshee waa qalad in ay beel Soomaaliyeed beelkale deegaankeeday ay ku qabsato lacago
laga soo qaatay ingiriiska, oo waliba la yiraahdo deegaankiina waxaa noo calaamadiyay Ingiriis.
Cali Khaliif waxay ahayd hadiiba uu qolo la dirirayo in uu runta u sheego qolada dulmiga wada, oo
marna deegaan reerood qori caaraddiis iyo lacagta ingiriiska laga soo qaatay ku qabsanaya.

Laakiin Cali ballanqaad beena oo shirkadaha maafiyada ee dalalka sookoraya macdanta ka booba 
ayaa u khaayiray.



(Dhagayso) Dhibaato Laga Abuurayo Deegaanka Bixin Iyo Shakhsiyaad Lagu Eedeeyay

6 Responses to Warbixin Cali Khaliif Oo Wali Aan Quusan Oo Wada Khiyaamadiisii (By Daldoon.com)