Wareysi: Madaxweyne Gaas oo ka Warramay Xaaladda Qandala

Filed under: Important News,Wararka |

Gaas
Wafdi uu hogaminayo madaxweynaha Puntland Dr Cabdweli Maxamad Cali Gaas ayaa galabta gaaray degmada Qandala ee gobolka Bari.

Dhawaan ayaa ciidamada Puntland waxay degmada kala wareegeen maleeshiyo sheegatay inay ka tirsan yihiin ururka Daacish ee ka taliya qeybo ka mid ah Ciraaq iyo Syria.

Madaxwynaha Puntland ayaa safar dhinaca badda ah oo qaatay saddex saacadood ku tagay magaalada, si uu u soo eego xaaladda magaalada kulamana uu ula yeesho saraakiisha ciidamada.

Wariyaha Idaacadda Voa-Somali Faadomu Yaasiin Jaamac oo ka mid ah koox wariyeyaal ah oo magaalada tagay ayaa wareysatay Madaxwayne Cabdiwali Cali Gaas.

One Response to Wareysi: Madaxweyne Gaas oo ka Warramay Xaaladda Qandala

  1. Pingback: Wareysi: Madaxweyne Gaas oo ka Warramay Xaaladda Qandala - Daily Somalia Report