Wariyaha Ugu Qiimaha Badan Muqdisho Wariye Xasan Cade Oo Fallanqaynaya Cadaaladda Iyo Ilka Xanaf Iyo Wasiirka Cadaaladda Oo Sharaxay (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Halkaan ka eeg Xigmadihii wanaagsanaa iyo talooyinkii garsoorka ee Ilka Xanaf ee aan mudada ku daabacaynay P/O</h1>

Wariye Xasan Cade waa wariyaha ugu qiimaha badan wariyayaasha ka hawlgala Muqdisho, waana wariye daacad ka ah shaqadiisa, oo shaqada wariye ee uu masuulka ka yahay marna eexasho lagama dareema waa wariye illaa xad isku daya in uu sida ugu macquulsan uguto masuuliyadiisa saxafinimo, — waana u hambalyaynaynaa.