Wasiirka Dekadaha Puntland: Mashruuca Dekadda Boosaaso waxaan u haynaa 210 million ee Garacad looma wareejin (dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Wasiirka Dekadaha iyo la dagaalanka Burcad Badeedda Cabdullaahi Jamac Saalax ayaa maanta aad u faahfaahiyay in laga been sheegtay oo suuqa loo gashay in Mashruucii Dekadda Boosaaso loo wareejiyay Garacad.

Wasirrka ayaa sheegay in Boosaaso lacagtii mashruuca loo hayo oo gaaraysa 210 million doolar, ayna noqonayso Dekadda ugu ballaaran Geeska Africa macaa Dekadda Caalamiggaa ee Jabuutti ay ka waynaanayso oo ay noqonayso dekad Caalami ah

Dhankalena wasiirka ayaa sheegay in ay geeseeyeen Garacad Ganacsato, maadaama ay Garacad tahay meel ku habboon dhanka ganacsiga Ethiopia

Hoos ka dhegeyso warkaas oo dhamaystiran