WIIL 16 JIR AH MA ISTAGI KARO, MANA HADLI KARO

Filed under: Wararka |

C/wli ahmed Warsame (Ruugyar) waa 16 Jir ka soo jeeda qoys sabool ah oo  xoolihii ay ka dhamaaden ,labada lugood kuma istaagi karo,ma hadli karo ,ismana rogi karo noloshiisii sidaas ayaa Hooyadii u rog rogaysay,
Booc oo 15km u jirta ayaan ku booqanay cunugaa dhiban,oo la keenay
Gudiga isxilqaamay ee ayaa gaarsiiyay wax yar oo lacag ah ,
Gudiga isxilqaamay ee caawi dhibanaha  ayaa codsanaya in la soo caawiyo cunugaa yar iyo qoyskooda ,                    runtii hooyadii aad ayey ugu dhiban tahay, cuno ay siiso mahayso,rog rog na waa uu ka sugayaa iyo inay saxarada ka qaado, Waxaa sadaqadaa soo diray Muxsinin Gabdho Ohaio Columpus ah ( waxana na soo gaarsiyay 20170511_115214Asli Hashi Cilmi )