Xaaladda Dagaalka Deegaanka Barookhle ee Bariga Carmo

Filed under: Wararka |

Waxaa saaka subixii hore ciidamada dawaawiishta ee Puntland weerar la beegsaday fariisinka maleeshiyadkii Gallan ee Barookhle oo dhanka bari kaga aadan degmada Carmo.
Wararku waxay sheegayaan in la iswaydaarsaday hubka madaafiicda ridada dheer oo lala beegsaday fariisimaha maleeshiyaadka Gallan.

Dhanka kalena waxaa socda waan waan ay wadaan odayaasha dhaqanka ee Puntland oo doonaya in ay arrinka hab wada hadal kusoo afjaraan.

One Response to Xaaladda Dagaalka Deegaanka Barookhle ee Bariga Carmo

  1. Pingback: Xaaladda Dagaalka Deegaanka Barookhle ee Bariga Carmo - Daily Somalia Report