Xasan Culusow: Waxa kaliya ee Soomaaliya lagu horumarinkaro waa Siyaasadda ama Maamul Wanaag (Falanqayn + Video)

Filed under: Important News,Wararka |

Xasan Culusow oo Baarlamaanka Khudbad ka horjoogay ayaa maanta xaqiiqda ka dhawaajiyay, wuxuuna sheegay in waxwalba ay fududahay oo si fudud looga hirgalinkaro Soomaaliya, balse Siyaasadda oo aan hagaagin ama si daacada lowgu heshiin aan Soomaaliya waxba ka hirgalayn xitaa 25 sano ee Soosocda.
Halkaan ka akhri inta Qormo ee aan ku daabacnay Puntlandobserver si Soomaalida lowgu sheeggo waxa kaliya ee Soomaali u baahantahay in ay tahay Maamul Cadaalad ku shisan

Daawo Culusow oo Qiray iyadoon maamul cadaalad ku salaysan Soomaaliya laga hirgallin in aan Soomaaliya wax xal ah loo helayn.