Xigmadda Musharaxa jagada Madaxwaynaha Somaliland 2015 Faysal C Wa: SNM iyo USC waynu wada halganay Maantana inaynu Gacmaha is qabsano weeye

Filed under: Wararka |

Bal Sifiican u dhuux xigmadda Siyaasi Faysal 2015, aduunku halka la hiigsanyo, Faysal waxay kaga dhagtay Mujaahidiintii SNM iyo USC ee soo halgamay.

Halgankan baas lagu burburiyay Jiritaankii iyo qaranimaddii Qowmiyadda Soomaalida