Xildhibaan Talo Muhiima Oo Ku Saabsan Doorashada Soomaalida Usoo Jeediyay( Maantaad Jaanis Haysataan Intii Wanaagsanayd ee Soomaalida Ahayd Mudaad Aamusnaydeen ee Kaca Oo Iska Qabta Inta Yar Ee Fidnada Ka shaqeeya (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Xildhibaan ka tirsan Golaha Sharci dajinta ee Puntland, ayaa noqday runtii ninkii ugu miskaxda badnaa intaan Soomaali hadasha arkaynay, wuxuuna kusoo koobay xigmadiisa in ay Soomaaliya waalayaan oo ka shaqaysanayaan kuwii dadka ugu liitay, dadkii wanaagsanaa ay hurdaaan oo ay sugayaan in iyagoo jiifa dalka loo hagaajiyo.

Xildhibaankan ayaa sheegay in ay maanta Jaanis haystaan Soomaalidu oo hadday Xildhibaanno wanaagsan soo xushaan ay markaas xildhibaanadaas noqonayaan kuwii mustaqbalka dooran lahaa madaxwaynihii saxa ahaa

One Response to Xildhibaan Talo Muhiima Oo Ku Saabsan Doorashada Soomaalida Usoo Jeediyay( Maantaad Jaanis Haysataan Intii Wanaagsanayd ee Soomaalida Ahayd Mudaad Aamusnaydeen ee Kaca Oo Iska Qabta Inta Yar Ee Fidnada Ka shaqeeya (Daawo)

  1. Pingback: Xildhibaan Talo Muhiima Oo Ku Saabsan Doorashada Soomaalida Usoo Jeediyay( Maantaad Jaanis Haysataan Intii Wanaagsanayd ee Soomaalida Ahayd Mudaad Aamusnaydeen ee Kaca Oo Iska Qabta Inta Yar Ee Fidnada Ka shaqeeya (Daawo) - Daily Somalia Report